Musharax Khayre oo galabta ku biiray wufuuda ku sugan Garoowe (Sawirro)

Ra’isal Wasaarihii hore ee Xukuumada Somalia Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa galabta ka degay Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo xubno ka tirsan Maamulkiisa ayaa garoonka dayuuradaha Garoowe ku soo dhoweeyay musharax Khayre. Khayre ayaa ku biiraya wufuud horey ugu sugneyd Magaalada Garoowe oo iskugu jira, masuuliyiin ka … Continue reading Musharax Khayre oo galabta ku biiray wufuuda ku sugan Garoowe (Sawirro)